Xog kenya oo garab ka raadsatay Madaxda dowlad gobaleedyada arinta bada iyo Kenya Oo Deg deg ugu yeertay Madaxda Maamul Gobolleedyada

Warar ay heshay Wakaalada Warqaad ayaa sheegaya in Madaxtooyada Nairobi uyeertay Madaxda Maamul Gobolleedyada Soomaaliya.

Fariin loo diray Madaxda Jubbaland,Galmudug iyo Puntland ayaa la sheegay in laga codsaday kasoo qeyb galka shir deg deg ah.

Shirkaan waxaa casuumaadiisa bixiyey Madaxweyne Kenyatta,waxaana la sheegayaa inay Arimo xasaasi ah kawada hadli doonaan.

Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in isna Nairobi uu dhawaan tegi doono Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo Kenyatta waayahaan Xukuumada Hargeysa uu naas nuujin gaar ah siinayey soona dhaweysanayey.Advertisement

Wasaarada Arimaha Dibada Kenya wax door ah kuma laha Shirkaan islamarkaana laga yaabo dhawaan in xilka qaadis lagu sameeyo Haweeneyda lagu magacaabo Monica Juma.

Warar ayaa sheegaya in Uhuru Kenyatta uu a dalban doono Madaxda uu la shirayo sidii wada shaqeyn dhaw ula yeelan lahaa,tiir iyo tigaadna ugu noqon lahaayeen arinta muranka Badda Ee Soomaaliya kala dhaxyesa,oo bisha November dacwadeeda la dhageysan doono

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

(Sawiro+Faah-Faahin Dab Qasaare Hantiyeed Gaystay Oo Qabsaday Mid Ka Mid ah Dhismayaasha Ugu Caansan Dhanka Gaalkacyo ee Galmudug
- Nov 22, 2019
HM__Xafiiska Gaalkacyo :Dab Gaystay Khasaare Hantiyeed Ayaa Saqdii dhexe Ee Xalay Abaaro 12:45 ...
Akhriso QM oo war Culus ka soo Saartaz Khilaafka u dhaxeya Dowlada Somaliya iyo Maamul Gobaleedyada
- Nov 22, 2019
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramaada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo khudbad u jeedinaayay ...
DEG DEG: Kulankii Muxaadarada uu Sheikh Umul ku qaban lahaa Muqdisho oo baaqday + Sababta
- Nov 22, 2019
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay inuu baaqday ...
Natiijooyin hordhac ah oo laga helayo baaritaanka xabadii dishay Elmas Elman
- Nov 22, 2019
Waxaa soo baxaya natiijooyin hordhac ah oo ku saabsan halka ay ka timid xabadii ...
Dowlad ka tirsan Yurub oo dayuurad gargaar sida ka soo dejisay Muqdisho (Sawirro)
- Nov 22, 2019
Diyaarad weyn oo sida gargaar loogu tala galay dadka fatahaadaha iyo daadadka roobku ku ...
Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
 
Advertisements