Xog odayaaal u tagay alshabab oo dib ugu soo laabtay gaaalkacyo

Xog odayaaal u tagay alshabab oo dib ugu soo laabtay gaaalkacyo

0
SHARE

Warar lagu kalsoonaan karo oo ku soo dhcy xafiiska Warqabadka hobyomedia ee magaaalada gaaalkacyo ayaa sheegaya in magaaalada ay dib ugu soo laabteen odoyaal dhaqmeed u tagay alshabaab kuwasi oo ka mid ahaa odayal dhawaaan lagu soo bandhigay deganada alshabab ay maamulaan isla markaana shbaab ay shegen in la cafiyay odayaahaasi

Odayaashan oo dhawr xubnood ka kooban aya ku soo labtay gaalkacyo mana jirto tilaabo cad oo ay qadeeeb hay,adaha amaaanka galmudug

Odayashaan guud ahaan waxa la soo badalay fikradooda wxyna ay dhib wayn ku abuuri karaan amaanka gobalka

Waxa la sugaya talabada ay qadayan lamaha amaanka inkastoo wali wax talaabo ah aysan qaaadin

Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo aysan hobyomedia u sheegay in odayaashan ay aaminsan yihin fikrada alshabab waxaana la sheegay in wada shaqyn dhaw ay la leeyihiin alshabab

LEAVE A REPLY