Akhri;-Odayaasha dhaqanka Galmudug oo Go’aano culus soo saaray

Akhri;-Odayaasha dhaqanka Galmudug oo Go’aano culus soo saaray

0
SHARE

Odayaasha saxiixayaasha ee Galmudug ayaa sheegay in marnaba aysan aqbali doonin in Xildhibaanada 89 mudane tiradooda intaasi laga badiyo, iyagoona wacad Ku maray in cidii arintaasi Ku dhaqaaqda tilaabo cad ah ay ka qaadi doonaan.Advertisement

Odayaasha Dhaqanka Galmudug ayaa sidoo kale ku dhawaaqay haddii Ahlusunna la siiyo 35 Xildhibaan in aysan ka qeyb gali doonin dhismaha maamulka Galmudug.

Waxa ay sheegeen odayaasha saxiixayaasha ah in dhawaan ay dhisi doonaan xubnaha Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka maamulka Galmudug.

Khilaafka xoggaan ayaa ka dhex taagan maamul u dhisida maamulka Galmudug,kaaso oo ay isku heystaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ahlu suna Waljameeca.Advertisement

          Halkaan Hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka:-

LEAVE A REPLY