Daawo Olalaha Gurmadka Baladweyne oo Galmudug wali ka socda iyo Cabudwaaq oo...

Daawo Olalaha Gurmadka Baladweyne oo Galmudug wali ka socda iyo Cabudwaaq oo gurmad diyaar la ah

0
SHARE

Kulan balaaran oo u qabtay Ugaas Mohamed Kayse Ugaas oo ah Ugaaska Waqooyiga Galgaduud iyo Galbeedka Mudug m ayaa waxaa looga arinsanayaa sidii Loo garab istaagi lahaa Walaalaha magaalada Baladwayne ku Qaraqmay ee Biyuhu qaadeen,

Kulankan oo ka dhcy Magaaalada cabudwaaq ayaa la isku afgartay in si dag dag ah looga qayb qaato Gurmadka dadka ku Dhibaataysan Baladweyne


magaalada ayaa lagu wadaa inay maalmahaan gaarsiin doonto Gobalka Hiiraan Gargaar iyo garab istaag walaal nimo hadii eebe idmo,

Olalaha loogu gurmanayo dadkii ay sameeyeen Fatahaada Wabiga ayaa wxaa laga bilabay deganada Galmudug Gaar ahaan Gaalkacyo,dhuusamareeb,cabudwaaq iyagoona magaaalada cadaado ay wado Diyaar garawgii u Danbeyay

LEAVE A REPLY