Daawo sawirada saraakiil ciidan oo magalada hobyo gaaray iyo ciidanka xooga dalka...

Daawo sawirada saraakiil ciidan oo magalada hobyo gaaray iyo ciidanka xooga dalka oo abaabul dagaal wada

0
SHARE

Taliyaha Qaybta 21aad Ee Xoogga Dalka Gen.Abdi Aziiz Abdullaahi Abdi”Qooje”iyo Taliyaha Ururka 21aad Ee Danab Gaashaanlle Muqtaar Cabdulle Oo Wehliyaan Saraakiil kale Ayaa Hawlo Shaqo Ku Gaaray Saldhigyada Ciidamada ilaalada Xeebaha Ee XDS Qaybta 21aad Saldhiggooduna yahay Degmada Hobyo

Ciidamada xooga dalka aya magaaalada hobyo waxay u tageen qorshe ciidan iyagoo dadka deganka ka codsaday in ciidanka ay garab siiyaan

Warar lagu kalsoon yhy oo hobyomedia ay heshay ayaa sheegaya in ciidanka xooga dalka ay wadaan is diyaariskii u danbeyay waxaana la diyaariyay ciidamo badan kuwaasi oo shabaab ka xoreyn lahaa deganada Wali ay kaga harsan yihiin galmudug

Kooxda argagaxisada alshabab aya wali si dhuumaalaysi ah ku jooga degano hoostaga galmudug

LEAVE A REPLY