Garoonkii diyaaradaha baladweyne oo xirmay maanta mxy tahay sababtu (Akhriso )

Garoonkii diyaaradaha baladweyne oo xirmay maanta mxy tahay sababtu (Akhriso )

0
SHARE

Saacadihii la soo dhaafay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka da’ay Roobab xoogan oo socday muddo ku dhow laba saacadood.

Roobabkan ayaa waxaa ku diirsaday dadka iyo duunyada Baladweyne,isla markaana waxaa uu biyo badan dhigay Waddooyinka ku yaalla halkaas.

Wixii ku soo kordha kla soco hobyomedia

LEAVE A REPLY