Akhriso dowlada Somalia oo amar culus kaga dhawaaqday dhuusamareeb

Akhriso dowlada Somalia oo amar culus kaga dhawaaqday dhuusamareeb

0
SHARE

Amar ka soo Baxey Dowlada Faderaalka ah Ayaa Lagu Joojiyay Dhaq Dhaqaaq walba oo Doorasho Ee Dhuusamareeb laga Abaabulo kaa oo ka Madax Banaan kan uu Wado Gudigga Doorashooyinka ee Dowladu Magacaawdey

Amarkan oo la ogeysiiyay Madaxda Ahlusunna iyo Saraakiisha Xarunta #Enji ayaa Looga Digey Qabashada Kulamo Ku Saabsan Howl Doorasho oo Quseysa Dhismaha Galmudug maadaama Arimaha Doorashooyinka Galmudug Ay wakiil ka Yihiin Guddiga Dowladu u Magacaawdey Doorashada Galmudug sida Wargalintaasi lagu Sheegey

Ahlusunna ayaa Horay u wadey isku day ay Ku Dooneyso In ay Ku Qabato Doorasho ka Madax Banaan Tan Dowladu Maamuleyso Waxayna Dhankooda Horey u Dhiseen Guddi Doorasho oo durbadiiba soo Saarey Habraac Doorasho iyo Xeerar Ay Ku Howl Gali lahaayeen.

LEAVE A REPLY