Aqri :-Gudigii Sheekh Shaakir U Magacaabay Doorashada Galmudug Oo War soo saaray

Aqri :-Gudigii Sheekh Shaakir U Magacaabay Doorashada Galmudug Oo War soo saaray

0
SHARE

G gudiga uu kol hore magacaabay Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan aya waxay sheegeen inay soo bandhigeen Habraaca Doorashada.

Waxay Gudigaan sheegeen in 35 Ka mid ah xildhibaanada uu soo xuli doono Madaxa Xukuumada taas oo lagu saleeyey nidaamka Heshiiskii Dawlada Dhexe lala galay.

Sheekh Shaakir ayaa dhawaan ku booriyey gudiga xubnihiisa in la guda galo howshoodana ay kasoo dhalaalaan.

Habraaca galabta lasoo bandhigay ayaa kusoo aadaya xilli Xurgufta Dawlada Dhexe iyo ahlusuna ay markaan gacan ka hadal isku badeshay ayna maanta ku dagaalameen Matabaan iyo Guriceel.

.

LEAVE A REPLY