Daawo Ciidamada Galmudug oo garab ka helaya kuwa xooga dalka oo Baladweyne...

Daawo Ciidamada Galmudug oo garab ka helaya kuwa xooga dalka oo Baladweyne gurmad ka fidinaya

0
SHARE

Gurmad raashin ah oo ay iska soo aruuriyeen saraakiisha iyo askarta qaybaha kala duwan ee ciidanka qalabka sida kuwooda ka howl-gala degaanada Galmudug ayaa caawa la gaarsiiyay dadka ku tabaaleysan fatahadda baladweyne

Saraakiisha ciidamada oo la hadlay xafiiska warqabadka hobyomedia ee dhuusamareeb ayaa sheegay in Baladweyne ay u tageeen sidii raashin deg deg ah u gaarsiin lahaayeen magaaalada Baladweyne

Waxay shegeen in ay u adkaysan waayeen dhibaatada ka taagan magaaalada Baladweyne iyagoo sheegay in Hiil iyo hoo ay garab taagan yihiin walalaha Baladweyne

Deganada galmudug waxaa ka socda hawulo samafal oo loogu gurmanayo dadka ku dhibataysan magaaalada Baladweyne


LEAVE A REPLY