Daawo Shacabka Reer hobyo oo gurmadka Baladweyne ka qayb qadanaya

Daawo Shacabka Reer hobyo oo gurmadka Baladweyne ka qayb qadanaya

0
SHARE

Magaaalo xeebeedka hobyo waxaa ka bilowday dadaalo loogu gurmanayo shacabka magaaalada Baladweyne waxaana ururo samafal ah ay deegaanka hobyo ka bilaabeen barnaamijyo dadka loogu aruurinayo dhaqaale ,raashin iyo agabyo kle oo ay u baahan yihiin shacabka magaaalada Baladweyne

Ururka Lions clubs international xafiiskiisa hobyo #Galmudug waxay deeq raashin ah gaarsiiyen dadka ku dhibaataysan magaalada baladweyne waxayna shacabka hobyo ku dhiirigalinayaan sidii dadka degaanka ay gurmadka uga qayb qadan lahaayeen

Qaar ka mida dadka hobyo oo la hadlay warbaaahinta caalamiga ah ee hobyomedia aya waxay shegeen in ay diyaar u yihiin in reer hobyo ay muujiyaan kaalintooda kaga aadan u gurmashada shacabka magaaalada Baladweyne waxayna tilmaameen in ay ka qayb galayaan dadaalada ka socda galmudug isla markaana reer hobyo ay doonayaan in ay muujiyaan sida ay uga xun yihiin dhibaatada ka taagan magaaalada Baladweyne

rer #Baladweyne hiil bay rabaan

LEAVE A REPLY