Dhageyso Warbixin Dhuusamareb: Dowlada mise Ahlusuna yaa ku Awood Badan maanta

Dhageyso Warbixin Dhuusamareb: Dowlada mise Ahlusuna yaa ku Awood Badan maanta

0
SHARE

HM__Xaafiiska Gaalkacyo :Dhuusamareeb waxay la liic liicaysaa Hardan Siyaasaded oo u dhaxeya Dowlada Fadaraalka Soomalia iyo Urur Diimeedka ahlusuna , Waxana la isku haya Dhismaha Maamul Cusub oo laga Dhisi doono Bulshada Galmudug.


Inkastoo Ahlusuna ay soo Mareen Fursado Muhiim ah oo ay ka faaideysan Lahayd hadii dowlada ay la gasho Heshiis Hadana Xiligan Xaalka waxa uu u Muuqda Mid faraha ka sii baxay , Ahlusuna Waxay waysay Gacan ku haynta Deganadadii ay maamuli jirtay , oo ay ka Mid yihiin Guraceel Matabaan iyo Dhuusamareeb .


Xooga Dalka aya la wareegay Deganka matabaan sidoo kale Ciidamada Dowlada waxay si dhib la ,aan ah gacanta ugu dhigeen Guraceel halka Wali dhuusamreeb oo ahayd Xaruntii Ahlusuna qayb ka mida Ahlusuna ay isga Baxeen Ciidankii ahlusuna aya isku aruursaday Xarunta Inji ee Dhuusamareb

Suaasha dadka inta badan ay is waydiinayan ayaa ah yaa awood u leh in Galmudug mideysan ay dhisaan Dowlada Dhexe Mise Ahlusuna

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY