Wasiir Sebriye “Ahlusunna Waa In Ay Joojiyaan Jidgooyada Ay U Dhigayaan Hananka...

Wasiir Sebriye “Ahlusunna Waa In Ay Joojiyaan Jidgooyada Ay U Dhigayaan Hananka Xulista Baarlamaanka”

0
SHARE

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sebriye oo weriyaasha kula hadlay magaalada Dhuusa Mareeb waxa uu ka hadlay halka uu marayo qorshaha dhismaha maamulka Galmudug caqabadaha hortaagan hanaanka xulista baarlamaanka iyo khilaafka soo cusboonaaday ee Ahlusunna.

Cabdi Maxamed Sebriye ayaa shaaca ka qaaday in uu jiray heshiis ay wadagaleen dowladda fedraalka iyo maamulka Ahlusunna,waase uu ku eedeyay in laga been abuuray heshiiskaan kadib markii sida uu sheegay maalmihii la soo dhaafay baraha Bulshada la soo geliyay waraaqo lagu sheegay sida uu yiri in laga dhigayo heshiiskii hase’ahaatee aan aheyn.

LEAVE A REPLY