Monday, November 12, 2018
Authors Posts by admin1

admin1

5527 POSTS 0 COMMENTS

Wararkii Ugu Danbeyay Dagaalo beeleedyo maanta ka dhacay Gobalka Galgaduud...

-Wararka ka imaanaya Degmada Balanbale ee Gobalka galgaduud ayaa sheegaya in labo maleeshiyo beeleed ay maanta ku dagaalameen degmadaasi. Deegaanka uu dagaalka ka dhacay ayaa...

Madaxweyne Gaas oo Eedeyn culus u jeediyay dowlada Federaalka

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka jawaabay hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee ku aadanaa in Dowlad goboleedyada u dhaq mayaan sida...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan deg deg ah la qaatay Taliyaasha ciidanka...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta kulan deg deg ah isugu yeeray taliyaasha kala duwan ee ciidanka dowlada Soomaaliya. Kulanka Madaxweyne Farmaajo...

Faah Faahino Dilal Siyaabo Kala Duwan Uga Dhacay Hobyo Iyo...

Wararka Naga Soo Gaaray Degmooyinka Hobyo Iyo Cadaado Oo Ka Kala Tirsan Goballada Mudug Iyo Galgaduud Ayaa Sheegaya in Caawa Ay Ka Dhaceen Gudaha...

Weerar ka Dhacay Deegaan lagu Magacaabo Urur oo u...

Dabley hubeysan ayaa xalay waxa ay bariga Gobolka Mudug  waxa ay ku dileen Nin la sheegay in uu ahaa Xoolo dhaqato,kaas oo Magaciisa lagu...

Death Toll In Mogadishu Triple Bombing Hits 30

The death toll in Friday’s suicide bombings has hit 30, medical sources told hobyomedia At least 100 people were injured. Erdogan Hospital received 42 injured victims,...

Taliyaha Saldhiga Degmada Hodan Iyo Madax Kale Oo Ku Dhaawacmay Qaraxyadii...

Waxaa isasoo taraya khasaaraha dhimahso iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxyadii shalay lagu weeraray Hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho. Qaraxyadas oo Saddex ahaa ayaa...

Cadaymo ;Ra’iisul wasaare Kheyre oo fal celin adag kala kulmay qoraal...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa fal celis adag kala kulmay, kaddib markii ku dhowaad 15 saacadood kaddib uu barta Twitter-ka ee Xafiiska...

Xog Cusub :Dad ka bara kacay Dagaal Mudug ku dhex maray...

Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in dadka barakacayaasha ee ku nool kaamamka ku yaala Magaaladaasi. Dadkan ayaa waxaa ay  ka...

Somalia: At least 20 killed in Mogadishu explosions

At least 20 people have been killed in explosions followed by heavy gunfire in Somalia’s capital, Mogadishu, according to police. Plumes of smoke billowed into...
WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com