Thursday, September 20, 2018
Authors Posts by admin1

admin1

5192 POSTS 0 COMMENTS

Daawo Sawirro: Taliye Xaamud oo Muqdisho kula kulmay saraakiil ka tirsan...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta Akedemiyada Jen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho kula kulmay wafdi saraakiil ka socotay ciidamada dalka...

Dhageyso Waraysi >Xildhibanadii Horey u Sheegay in Cabdi Kariin Xusen Gulled...

HM__Xafiiska Gaalkacyo  Xubno ka Tirsan barlmaanka Dowlad Gobaleedka Soomaliyeed ee Galmdug kana Mid ahaa Dhawr Xildhibaano oo Horay u sheegay in Xilka ay ka...

Dhageyso Afhayeenka Alshabaab Sheikh Cali dheere oo u Si Kulul u...

Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage “Cali dheere” ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Mowqifkooda Dowlada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo. Cali Dheere waxaa uu sheegay...

Dhageyso Waraysi Wasiiro iyo Wafdi Gaaray Ceelguula iyo Nolasha Dadka Degankaasi...

HM__Xafiiska Gaalkacyo Wasiir ku Xigeenka Shaqada iyo shaqalaha Dowlad Gobaleedka Galmudug  Maxamed Nuur Diiri iyo wafdi uu Horkacayo aya Wxa ay Gaareen Degaanka Ceelgula...

Top News Dhageyso Dowlada Ethopia oo aqbashay Amar kaga Yimid Madaxwyne...

Wararka naga soo gaaraya madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in dowlada Itoobiya ay ogolaatay iney qaadato amarkii kasoo baxay Madaxweynaha DF Maxamed Cabdullahi...

Sawiro Kulan Lagu Taagerayay Ra,iisul Wasaraha Magacaaban oo Muqdisho lagu Qabtay

Kulan balaaran oo lagu taageerayey Raiisul Wasaaraha Cusub ee Soomaali Xasan Cali Khayre oo uu soo abaabuley Ugaaska Beesha Murusade Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaasi...

Sooyalkii Dowlada Galmudug Intii uu Xilka Hayay C/kariin Xuseen Guuleed, iyo...

HM__Xafiska Cadaado Somalia C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta iska casilay xilka madaxwaynanimo ee dawlad goboleedka Galmudug, xilkaas ka hor waxa uu laba mar wasiir...

Dhageyso Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka Hadlaya Sababihii keenay in...

HM__Xafiiska Gaalkacyo Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo Galabta Shir Jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa ka hadlay  Iscasilaadda...

Somalia: Regional president leaves office for illness

HM_austria Office >Galmudug’s president Abdikarin Hussien Gulled announced his resignation while in India for medical reasons, HM reportson Sunday. Mr. Gulled has been suffering with...

Aqriso Warqad Cadayn ah is casilaada Madaxwenihii Galmudug Cabdi Kariin Xuseen...

HM__Xafiiska Cadaado Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ku sugan dalka Hindiya ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu ka...
WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com