Thursday, June 20, 2019
Authors Posts by admin1

admin1

6777 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Gaalkacyo ku Soo Wajahan ,isagoona Odayasha Beesha...

HM__Xafiiska Gaalkacyo : Wararkii ugu Danbeyay ee ku soo Dhacya Xafiiska Warqabadka Warbaahinata Hobyomedia.com ee Magalada Gaalkacyo aya Waxa ay shegayan in Madaxweynaha Maamulka...

Dhageyso Ciidamda Amisom oo isaga Baxay Fariisimo ay ku lahayeen...

Ciidanka Midowga Afrika ee howlgalka AMISOM ayaa isaga degaanka Leego oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay warbahinta u xaqiijiyeen masuuliyiinta gobolka. Guddoomiyaha degaanka...

Faah Faahino Qaabkii uu Dhacay Dilklii Gudoomiyihii Gobalka Galgaduud oo Muqdisho...

Allaha u naxariistee waxaa caawa Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir lagu dilay Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud, Maxamed Daahir Cali Cilmi Gudoomiyaha iyo walaalkii oo lagu magacaabi jiray...

Daawo Sawirada Wararkii Ugu Danbeyay Dab wayn oo qabsaday dhismaha...

Dab wayn ayaa qabsaday dhismo aad u dheer oo ku yaalla magaalada Dubay ee Isutagga Imaaraadka Carabta, waana markii labaad mudo labo sano gudahood...

Daawo booliska Sacuudiga oo raadinaya nin ku kacay fal dembiyeed...

Booliska Sacuudiga ayaa baaraysa kiis la xiriira muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada oo muujinaya nin bisado ku tooganaya magaalada Jeddah oo ah magaalada labaad...

XOG :Maxaa ka soo baxay baaritaankii Kiiskii ugu weynaa musuqmaasuq ee...

Kiiskii ugu weynaa ee dibadda u soo baxa ayaa dhowaan ka dhacay Dekadda Muqdisho oo ah isha ugu weyn ee dowladda Federaalka ay dhaqaalaha...

Daawo Sawirad Goob Fagaare ah oo ku Taal Magalada Sanaca...

HM__Xafiiska Qaahira Magaalada Sanca ee caasimadda dalkaasi Yemen ayaa waxaa shalay lagu qisaasay eedeysane lagu magacaabo Muhammad al-Maghrabi, 41-jir kaas oo lagu eedeeyay kufsi...

Dhageyso Warbixin Dagaalkii Xeraarle Maxuu Salka ku Hayay?

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca ayaa digniin u diray Maleeshiyaadkii ay dhawaan kula dagaalameen deegaanka Xeraale ee Gobolk Galgaduud. Mascuud Maxamed...

Aqriso Qaabka ay u Dhacday Dhacdo layaab Leh Burcad gaari...

Booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa fashiliyey qorshe koox burcad ah ay ku xaddayeen baabuur nooca raaxada ah iyaga oo adeegsanayay dameero, kana gudbinayay wabiga...

Faah Fahaino Ciidamada Amisom oo Ka Guuraya Goobo Muhiim u ahaa...

Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa bilaabay iney ka guuraan saldhig weyn oo ay ku lahaayeen degaanka Leego oo ku yaalla xadka gobolada Bay...
WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com