Authors Posts by admin1

admin1

7159 POSTS 0 COMMENTS

Daawo Xaflad Lagu Taagerayay Madaxweynaha Cusub ee Somaliya Farmaajo ...

HM__Xafiiska Portland Oregon !Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ay ka qeybgaleen dad aad u faro badan, isla markaana lagu taageerayay dowladda cusub...

Dhageyso Faah Faahin Sarakiisha Al Shabab oo si Kulul uga...

Kooxda AlShabaab ayaa war kasoo saartay dagaal maanta ka dhacay deegaano ku dhow magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug. Dagaalkan ayaa ka danbeeyay kadib markii ciidamada...

Daawo:jaaliyada galmudug ee sweden oo deeq gaarsiiyay dad abaareysan

iyadoo abaaro bahsan ay kajiraan deegaanada galmudug ayaa jaaliyada galmudug eedalka sweden waxay deeq soo gaarsiiyeen dadka aabrtu saameysay ee kunool deeganada kala ah...

Dhageyso Dooni Urarneyd Ganacsato ka soo jeeda Deegaanada Galmudug kana Soo...

Dooni u rarneyd Ganacsato ka soo jeeda deegaanada Galmudug oo ka soo Shiraactay dalka Imaaraadka ayaa ku Dagtay Badweynta Hiinyada ka dib markii ay...

Dhageyso idaacada al Shabaab oo Toos u Tabinaysa Dagaalkii ay la...

Dagalo Xoogan ayaa  Dib uga Bilowday duleedka deegaanka Cammaara ee gobalka Mudug. Dagaakaasi oo u dhaxeeya Ciidamada Huwanta  oo ay Hogaaminayan Ciidanka Dowlada Galmudug iyo...

Dhageyso Dagaal Xoogan una Dhaxeeya Ciidamada Huwanta ee Galmudug ay Horkacayan...

Deegaanka cadale oo udhaxeeya caad iyo ceelhuur oo katirsan gobolka Mudug ayaa xiligaan waxaa kasoconaya dagaal culus oo udhaxeeya Ciidamada Huwanta oo Galmudug ay...

Dhageyso Ciidamada Galmudg iyo kuwa la socda oo u Dhaqaaqay Xarardheere...

Ciidamada Maamulka Galmudug oo kaashanaya kuwa Kumaandooska Soomaaliya ayaa qaaday Duulaan ka dhan ah Degmada Xaradheere oo ay gacanta ku hayaan ururka Al-shabaab. Ciidamada Galmudug...

Akhriso:-Hal Sabab ayuu Madaxweyne Guuleed Ku Lumin Karaaa Booska Madaweynaha Galmudug...

Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo markuu la wareego xafiiskiisa ayaa soo magacaabi doono Raisulwasaaraha Cusub ee dowladdiisa, kaasi oo ay meel...

Wiil Hitler u eg oo lagu xiray Austria

Wiil Hitler u eg ayaa lagu xiray Austria isaga oo loo haysto in uu maamuusayo wakhtigii Nazi-ga, sid ay sheegeen saraakiisha deegaankaas. Wiilkan oo 25...

War Dag Dag ah Ahlusunna oo Magaalada Guriceel ku Dishay Nin...

Maamulka Ahlusunna ayaa Goor dhow Magaalada Guriceel ku Toogtay Maxamed C/llaahi Faarax oo ay ku Eedeeyeen inuu horay u dilay Sargaal ka tirsan Maamulkooda. Dilka...
jerseys supply 
WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com