Authors Posts by admin1

admin1

7146 POSTS 0 COMMENTS

Hey’adda Culumada Soomaaliyeed oo si adag uga digtay Tartanka ka...

Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadashay tartan kubada koleyda ah oo loo qabanayo gabdho matalaya Maamul goboleedyada dalka ka jira iyo gobolka...

Dhageyso Saraakiil Shabab ka Tirsan Kana Dagaalami Jiray Galmudug oo Xukuno...

HM__Xafiiska Muqdisho::-Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun xabsi daa’in ah ku ridday 6 Dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in...

Daawo Sawirada Jaaliyada Galmudug ee Maalmo Sweden iyo Culumada Gobalka Mudug...

HM__Xafiiska Gaalkacyo ::-Gurmadkaan biya dhaamintaa ayaa waxaa qaar ka mida culama udiinka Gobalka Mudug oo Gacan ka helaya Qurbo joog soomaaliyeed oo ku nool magaalada Malma...

Dhageyso Galmudug Rashinkii loogu Deeqay oo Shaqsiaad Gaar ah ay Diiden...

HM__Xafiiska Gaalkacyo::-Maamulka Galmudug ayaa Markii ugu horeysay ka hadlay Raashin Gargaar ah oo Dowladda Dalka Turkiga ay ugu deeqday Maamul Goboleedka Galmudug. Shire Xirsi Maxamed...

Dhageyso Madaxweynaha galmudug oo ka Hadlay Waxa laga Yeeli Doono Dakada...

Madaxweynaha dowladda Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleeayaa ka hadlay Shaqada ka socota Dekedda Magaalo xeebeedka Hobyo ee dowladda Galmudug. Mudane Cabdikariin Guuleed ayaa ugu baaqay Ganacsatada...

MUUQAAL:-Gudoomiyaha guud ee Urur Dimeedka Ahlusuna Waljamaaca Oo Lagu Soo Dhaweeyay...

Gudoomiyaha guud ee Ahlusuna Waljamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa Lagu Soo Dhaweeyaay Guriceel ...

Daawo Sawirada Xafiis Gaalkacyo laga Furay Arimo badan Qaban Doona oo...

Dowladda Galmudug ayaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ka Hirgalisay Xafiis ka shaqeyn doona Hormarka Galmudug isla markaana laga heli doono Waxyaaba...

Beesha Caalamka oo War Culus ka Soo Saaray Hananka Doorashada Somaliya...

Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen wakiilada Beesha Caalamka ee Somalia ayaa looga dalbaday Hoggaamiyaasha Madasha Qaran inay qabtaan doorasho ku fadhida...

(Daawo Sawirro) Magaca & Sawirka ninkii ka dambeeyey weerarkii ka dhacay...

Booliska dalka Germany ayaa shaaciyey magaca iyo sawirka ninkii ka dambeeyey weerar loo adeegsaday gaari dad la jiirsiiyey oo habeen hore ka dhacay Suuq...

Dhageyso Ex-XIldhibankii Hore ee Beesha Cabadale Sacad ee Galmudug Axmad Ducaale...

Ex- Xildhibaan Axmed Ducaale Xaaf ayaa mar kale ka hadlay sida loo boobay Kuraastooda isaga iyo Siyaasiyiin kale oo ka tirsanaa Baarlamaanadii hore. Axmed Ducaale...
jerseys supply 
WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com