Arimaha Bulshada

Daawo Muqaal ku Saabsan Horumarka Xiligan ka Socda Magaalada Hobyo

Magaaalo Xebeedka Hobyo ayaa Waxa Ka Socda Horumar Kaa duwan kuwaasi oo qayb ka mida ah  dib loogu soo celinayo Bilicda Magaalada Hobyo iyadoona arintan

Continue Reading »

Qeybta Arimaha Bulshada

Daawo Sawirada : Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo la Kulmay Odayaasha Beelaha Hawiye iyo Siyasiyiin Kadib Geeridii nabadoon Axmed diiriye  , Afhayeenkii Beelaha Hawiye

Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmdug ahmed Ducaale Gele Xaaf ayaa  waxa uu la Kulmay Odayaasha Dhaqanka beeaha  Hawiye Kadib Geeridii marxuun  nabadoon Axmed diiriye Kulankan oo ka

Continue Reading »

Arimaha Bulshada Archives

DHAGEYSO: Taliyihii Ciidanka Asluubta soomaliyeed oo ka xog waramay sababta Xilka looga qaaday
- Feb 23, 2018
Taliyihii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee xilka laga qaaday Xuseen Xasan Cusmaan ayaa waxa uu Maanta markii ugu horeysay ka hadlay xilka qaadistii lagu sameeyay. Taliyaha ayaa sheegay in sababta xilka qaadistiisa ...
Warbaahinta Calamka o wax ka qortay sidii lagu bad baadinlahaa Boqorada iyo R/W hore ee Ingiriiska cabsi laga qabo in shabab awgeed
- Feb 22, 2018
Ka dib markii dalka Ingiriiska dhawaan lagu qabtay muwaadin Soomaaliyeed oo ay ku eedeeyeen in uu dili rabay boqorada iyo reysulwasaarihii hore ee ingiriis Dived Cameron sidoo kalana la sheegay ...
Madaxweynihi Hore ee Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ka Hadlay Sababta Soomaliya ay kaalinta 1aad uga gashay Wadamada ugu Musuq Maasuqa badan ee Soomaliya
- Feb 22, 2018
Madaxweynihii hore ee Galmudug, horena u soo noqday wasiir C/kariin Xuseen Guuleed ayaa su’aal ka keenay in Soomaaliya ay sanadkii 2017 kaalinta koowaad ka gashay dalalka ugu musuqa badan dunida. C/kariin ...
Daawo Sawirada Itoobiya Oo Maanta Siideysay Maxaabiis  1,500 Qof oo Ka Tirsan Jabhada ONLF
- Feb 22, 2018
Mas’uuliyiinta Maamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xabsiga ka sii daayay ku dhawaad  1,500 Qof oo ka tirsan Jabhadda Mucaaradka ah ee ONLF ee ka dagaallanka dhulka Soomaalida Itoobiya. Siideynta Maxaabiistaan ...
Dawo Sawirada :R/wasaare kuxigeenka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho
- Feb 22, 2018
Ra’isul Wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga, Hakan Çavuşoğlu iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa goordhaw kasoo degay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wafdigan dowlada Turkiga ka socday waxaa garoonka Diyaaradaha ...
Dhageyso Madaxda ka Tirsan Dowlada Somaiya iyo Madaxweyne Xaaf oo ka Hadlay Sameyntii uu Bulshada ku dhax laha Allaha unaxariiste Nabadoon Axmed Diiriye
- Feb 22, 2018
Aaska Qaran ee Loo Sameey Allaha u naxariisteen nabadoon Axmed diiriye ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxweynaha Dowlada Goboleedka galmudug Axmed Ducaale geelle Xaafa Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya Cabdi ...
Dhageyso Go,anadii Madaxweyne Farmaajo oo Qaar ka Mida Deganada Galmudug laga Hirgalinayo
- Feb 22, 2018
kulankaan looga hadlayay ammaanka dagmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka Cabudwaaq Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Galmudug, Waxgarad, iyo qeybaha kala duwan ...
Daawo Sawirada : Allaha unaxariistee Mabadoon Axmed Diiriye Cali oo Lagu Aasay Cadaado
- Feb 22, 2018
Magaalada Cadaado ee Galmudug ayaa Waxaa Lagu Aasay  Allaha unaxariistee Mabadoon Axmed Diiriye Cali. Axmed diiriye ayaa dhawaan ku Geeryooday Magaalada Muqdisho, Ka dib Xanuuno soo Wajahay. Aaskii Loogu Sameeyay cadaado ayaa ...

« Previous PageNext Page »
 
Advertisements