Wararka Maanta

XOG: Maamul Goboleedyada oo diiday inay Muqdisho yimaadaan & Dagaalka Shabaab lala galayo

Wasiirada amniga maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa ku gacan seeray kulan amni oo xasaasi ah oo la doonayey in lagu qabto magaalada Muqdisho, kaasi oo la doonayey in

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

DHAGEYSO:-Raashin Deeq Ah Oo Loo Waday Dad Shacab Ah Oo Ku Nool Degano Hoos Taga Galmudug Oo La Leexsaday

Deeq raashin ah oo loogu tala galay dad ku nool magaalada caabudwaaq ayaa la leexsaday sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen dadka deegaanka . deeqdan raashinka

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

Daawo Madaxweyne Farmaajo oo booqday Ciidamada dagaalka loo diyaariyay
- Oct 21, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ay ka wadaan diyaar garow iyo ambabax ku aaddan ...
Kooxdii ka soo horjeeday Madaxweyne Xaaf oo dib u dhigay Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug
- Oct 21, 2017
War Qoraal ah oo ka soo baxay Guddiga doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa lagu soo saaray jadwal kale ee doorashada Madaxweynaha Galmudug. 25 Bishaan ee Octoper ayuu qorshuhu ahaa ...
Dhageyso :Suldaanka Cusub ee Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake oo Saxaafada la hadlay
- Oct 21, 2017
 Suldaanka Cusub ee Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake ayaa Waxa uu la Hadlay Saxaafada waxana uu ka Waramaya sida uu arko xilkan ay u doorteen Dadka ku abtirsada ...
Dhageyso Qaylo Dhaan ka Soo yeertay Maamulka Degamada Budbud ee Galmudug
- Oct 21, 2017
Gudoomiyaha Deegaanka Budbud Ee Gobalka Mudug Maxamed Axmed Kulanayaa Ka warbixiyay Xaalka Nololeed ee Dadka Ku Nool Degmadaasi Iyo Deegaanada Hoos Taga isagoo Sheegay in ay Jiraan Baahiyo Kala Duwan ...
DHAGEYSO: Odayashii Hawiye ee soo dhisay Galmudug oo Muqdisho kulan isugu yimid iyagoo Dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay galmudug burburinayso
- Oct 21, 2017
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta waxaa kulan ku yeeshay Qaar ka mid ah xildhibaanada Labada Aqal ee ka soo jeeda degaanada Galmudug iyo Ergooyinkii soo dhisay maamulkaas. Kulanka ayaa ujeedkiisa ...
Dhageyso Faah Faahino Tirada Guud Dhimasho iyo Dhawac Qaraxii soobe , Wada dhawacyada la geeyay iyo sababta qaraxa xogtiisa aan wali loo helin
- Oct 21, 2017
Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa Caawa booqday Goobtii uu qaraxa ka dhacay ee 14 Octoper Ex Zoobe iyaga oo intaas kadib shaaciyay khasaarihii Guud ee uu geestay qaraxaas, ...
Daawo Sawirada: Wafdi ka Socad Qaramada Midobay iyo Madaxda Gobalka mudug oo Kormeer ku tagay halka ay ka socoto Hawusha Dakada Hobyo
- Oct 20, 2017
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdi Rashiid Cartan ayaa gaaray Magaalada Hobyo. Cartan ayaa halkaasi kula kulmay Wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo gaaray Dhawaan. Gudoomiyaha iyo wafdiga ayaa kulan ay qaateen kadib waxay ...
DHAGEYSO: Ra,iisul Wasaare Khayre oo sheegay Sabtida wixii ka dambeeya dalka inuu galayo xaalad Dagaal
- Oct 20, 2017
a’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa wuxuu sheegay Dowladda Federaalka marnaba in aysan raali ka aheyn in la laayo Hooyooyinka iyo Aabayaasha Soomaaliyeed, taasi bedelkeeda ayuu dhalinyarada ...

Next Page »
 
Advertisements