waraysiyada

Madaxweynaha Iran oo ku hanjabay in ay talaabo aan la malayn karin qaadi doonaan hadii Maraykanku ka baxo heshiiska nukliyeerka

Madaxweynaha Iran, Xasan Ruuxaani, ayaa ku hanjabay in dalkiisu diyaar u yahay in uu qaado talaabooyin la “filan karo iyo kuwo aan la malayn karin

Continue Reading »

Qeybta waraysiyada

C/Qeybdiid”midnimo iyo wada jir dalkaan kama dhaceyso inta dad xaqooda la dafirayo”

Kulan lagu sagootinayay gudoomiyayaahsa baarlamaanada ee maamul gobalaeedyada dalka ka jira iyo gudiyada madaxa banaan iyo midka baarlamaanka soomaaliya u qaabilsan dastuurka qabyo tirkiisa ayaa

Continue Reading »

waraysiyada Archives

Gabar lix bil keliya jirta oo Hindiya lagu kufsaday Kadibse Maxaa dhacay?
- Apr 22, 2018
Gabar lix bilood jir ah ayaa lagu kufsaday laguna dilay gobolka Madhya Pradesh ee dalka Hindiya, falkaasi oo noqonaya kii ugu dambeeyay falal taxana aha oo kufsi loogu geystay caruur ...
40 sano kadib Filimkii ugu horeeyay oo Maanta fagaare lagu daawanayo Sacuudiga (Sawirro)
- Apr 22, 2018
Boqortooyada Sacuudiga ayaa sii deysay filimkii ugu horeeyay oo laga baahiyo goob fagaare ah ku dhawaad 40 sano, kadib isbedel weyn oo dalkaasi uu geliyay ninka leh dhaxalka Maxamed Bin ...
DF oo dib u eegis ku sameyneysa dhammaan Heshiisyadii ay gashay shirkadda DP World
- Apr 22, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Xukuumadda Federalka, Axmed Ciise Cawad ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Khaas ah oo uu siiyey Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay in loo baahan yahay Shirkadda DP ...
Akhriso Wadamo africaan ah oo ka soo dhax muuqanaya dalalka ku bahoobay ururka barwaaqo sooranka
- Apr 21, 2018
Dawladda Britain ayaa sheegtay in ay si weyn usoo dhawaynayso in dalka Zimbabwe uu dib ugu soo laabto dalalka ku bahoobay ururka barwaaqo sooranka. Zimbabwe ayaa isaga baxday ururkaan sanadkii 2003, ...
Akhriso Waraaqo sir ah oo Trump ku saabsan oo la faafiyay
- Apr 21, 2018
Wada sheekeysi dhexmaray madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo agaasimihii hore ee FBI-da James Comey ayaa lasoo daabacay iyaga oo qoraal ah. Waxaa diyaariyay James Comey, waxaana horey loogu gudbiyay guddiga Aqalka ...
Ciidamada Galmudug iyo kuwa xooga dalka somaliya oo iyagoo isgarabsanaya qadaya dagaal xoogan
- Apr 21, 2018
Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal ka dhan ah Al-Shabaab waxay ka wadaan degaanada Cammaaro, Bacaad-weyn iyo degaano kale oo ka tirsan Gobolka Mudug, kuwaasi oo la doonayo in guud ahaan ...
Nin 40 sano la weysanaa oo ugu dambeyn laga helay baraha bulshada (Daawo Sawirro)
- Apr 21, 2018
Nin u dhashay dalka Hindiya oo la weysanaa muddo 40 sano ah ayaa qoyskiisa la midoobay kaddib markii uu walaalkiis ka aqoonsaday muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada. Khomdram Gambhir Singh ayaa ...
Duqa Muqdisho oo booqday goobaha ay ka socdaan Bilic soo celinta Muqdisho (Daawo Sawirro)
- Apr 21, 2018
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kormeeray goobaha ay ka socdaan howlaha bilic soo-celinta iyo nadaafadda Gobolka. Guddoomiyaha oo goobahaas kula kulmay masuuliyiinta heer gobol ...

« Previous PageNext Page »
 
Advertisements