Home WARARKA GALMUDUG Galmudug Oo Puntland Ku Eedeysay inay Dagaal Kahurinayso Gaalkacyo.

Galmudug Oo Puntland Ku Eedeysay inay Dagaal Kahurinayso Gaalkacyo.

0

War Kasoo baxay Madaxtooyada galmudug ayaa lagu Sheegay in Puntland ay Wado Qorsho ay Markale isaga Horkeeneyso dadka wada magaalada kaalkacyo Ee Xarunta gobolka Mudug si dagaal Markale Halkaasy uu uga dhaco,

Warkaan KaSoo baxay Madaxtooyada galmudug ayaa lagu Sheegay in buntland Ay Soo Saartay liis Kusaabsan dadkii kadanbeeyay qaraxii Kaalkacyo ayna Kusoo Dartay dad aan kulug laheyn Werarada Argagixiso oo kadhacay Magaaladaasi,

Maamulka galmudug Waxa uu Sheegay in dhankiisa uu diyaar u yahay uuna Markasta garab taaganyahay Nabada kaalkacyo iyo dadka Wada daga balse Waxa uu kadigay Cawaaqib Xuma kadhalata Qorshaha uu wado Maamulka buntland,

Ugu danbeyn Waxaa baaq loo jeediyay dowlada federaalka iyo Madaxda Buntland Waxaana loogu baaqay in laga Wada shaqeeyo Nabada oo laga Hortago Wax Walba oo Colaad Keeni karo,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here