Home WARARKA GALMUDUG Deg deg Afar Musharax oo sheegay in aysan ka qeyb galeyn doorashadda...

Deg deg Afar Musharax oo sheegay in aysan ka qeyb galeyn doorashadda Galmudug(akhriso magacyadooda)

0

Qaar kamid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa ay sheegeen inaysan ka qeyb galeen doorashada Madaxweynaha Galmudug ilaa iyo inta ay kala qeybsan yihiin Xubnaha Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka.

Musharixiintaan oo kala ah Cabdi Dheere, Kamaal Guutaale, C/raxmaan Odawaa iyo C/llaahi Faarax Wehliye ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in Guddiga doorashada Galmudug ay yihiin kuwo afduuban

Hoos Ka Akhriso Qoraal ay soo saareen Musharixiinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here