Home WARARKA GALMUDUG Akhri sh shakir oo wali goankiisa ku taagan iyo ilaaladiisii qaarkood oo...

Akhri sh shakir oo wali goankiisa ku taagan iyo ilaaladiisii qaarkood oo waridiye u noqday qoor qoor

0

Madaxii Xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir Cali Xasan ayaa War Saxaafadeed uu soo saaray ku shaaciyay in uusan aqoonsaneyn natiijadii kasoo baxday doorashadii Axadii ka dhacday Dhuusomareeb ee lagu doortay Qoor Qoor.

Sheekh Shaakir ayaa qoraalka uu soo saaray ku cadeeyay in aysan jirin wax wadahadal ah oo u socda dowlada federaalka iyo Ahlu Sunna, waxa uuna borobagaando ku tilmaamay wararka la faafinayo ee ku aadan in wadahadalo socdaan.

Halkan ka Akhriso Qoraalka uu caawa soo saaray Sheekh Shaakir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here