Home WARARKA GALMUDUG Akhriso:-Ahmed shire falagle musharaxa ugu cad cad doorashada galmudug iyo Shirarka ...

Akhriso:-Ahmed shire falagle musharaxa ugu cad cad doorashada galmudug iyo Shirarka ka socda hoygiisa dhuusamareeb

0

wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaray magaaalada dhuusamareeb ayaa sheegaya in Xildhibanada barlamaanka galmudug ay soo buux dhafiyeen Hoyga uu dhuusamareeb uu ka dagan yhy ahmed shire falagle musharaxa madaxweynaha dowlad gobaleedka galmudug

Warar hoose oo ay heshay hobyomedia aya sheegaya in ahmed shire uu wado galaangalkii u danbeeyay waxaaana wararka ay shegayaam in Xildhibanada uu balan qaad uu u sameeyay

Qaar ka mid ah Xildhibanada barlamanka galmudug oo caawa la hadlay xafiiska warbaahinta hobyomedia ee dhuusamareeb ayaa sheegay in xildhibaano farabadan uu haysto musharaxa isla markaana ay suurto gal tahay in doorashada uu soo baxo

Amaanka hoyga uu dagan yhy musharaxa ayaa si wayn loo adkeeyay waxaana saraakiisha ciidamada amaanka ilo wareedyo kle ay hobyomedia u sheegeen in wadooyinka soo gala hoyga musharaxa la wada xiray

Garyaqaan sadaq ahmed oo ku sugan Toronto canada oo si wayn ula socda doorashooyinka galmudug ayaa hobyomedia u sheegay in Ahmed shire uu soo gaari doono wareega labaad waxaana uu tilmaamay in doorashada bari ay xiiso gaar ay leedahay

Halkan hoose riix si aad u dhagaysato waraysiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here