Home WARARKA GALMUDUG Akhriso maxay tahay khilaafka soo kala dhax galay Farmaajo & Lafta-gareen

Akhriso maxay tahay khilaafka soo kala dhax galay Farmaajo & Lafta-gareen

0

Khilaaf dhanka siyaasadda ku saleysan ayaa soo kala dhex galay madaxweynaha Koonfur galbeed Mudane Cabdi-casiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Khilaafkan salkiisa ayaa wuxuu yahay nuuca doorasho ee loo qorsheeyay 2021,kaas oo Villa Soomaaliya ay damacsan tahay iney noqoto qof iyo cod.

Madaxweynaha Koonfur galbeed Lafta gareen ayaa ka biyo diidan nuuca doorasho ay rabto Villa Soomaaliya iney dalka ka dhacdo,taas oo sii cusleysay Khilaafka labada dhinac u dhaxeeyo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dhegan iney dalka ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah,waxaana hadda dalka laga dareemayaa olole loogu jiro doorashdaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here