Home WARARKA GALMUDUG Akhriso Qoor Qoor oo Qorshe cusub u dejiyay soo xera gelinta Xaaf...

Akhriso Qoor Qoor oo Qorshe cusub u dejiyay soo xera gelinta Xaaf & Ahlu suna

0

Madaxweynaha la doortay ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa qorsheynaya inuu la fariisto dhinacyada tabashada qaba  galmudug ee uga horeeyaan Ahu suna Waljameeca iyo Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf.

Warar lagu kalsoonaan karo oo hobyomedia ay ka heshay ilo wareedyo ku agdhaw qoor qoor ayaa sheegy In dowlada Somalia ay diyaarisay qorshe lagu qancin lahaa madaxweyne xaaf

Madaxweynw xaaf aya la sheegay in 20 milyan Dollar dowlada ay u diyaarisay si loo qanciyo waxaana xaaf la shegay sidoo kle in la siinayo dhawr wasiir oo isaga uu keensan waxaana arintas badalkeeda laga rabaa inuu tanaasulo saxaafadana uu la hdlo qoor qoorna uu taagero

Dhanka kle sh shaakir aya dhankiisa la shgy in dowlada ay lcg u diyaarisay in la siiyo inkastoo wali lcgts sh shaakir xogteeda aan la helin blse sh shaakir waxa la shgy in xil laga siinyo galmudug halka wiilkiisana dowlada dhexe xil laga siin doono

Suaasha is waydiinta mudan aya ah xaaf iyo sh shaakir ma tanaasuli doonaan ?

Warar dheeraad ah halkan hoose riix

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here