Home WARARKA GALMUDUG Beesha reer xaaji saleeman oo albaabada cadado u furtay ...

Beesha reer xaaji saleeman oo albaabada cadado u furtay xaaf iyo olale ka socda galkacyo iyo cadado

0

Xaaf oo olole kawada Gaalkacyo

Madaxweyne Xaaf siyaasiyiin taageersan ayaa olole xoogan ka bilaabay magaalada Gaalkacyo iyo sidoo kle cadaaado kaas oo ku doonayo i taageero xoogan lagu siiyo madaxweyne xaaf iyo maamulka cusub kadib marki Galmudug garabka xaaf ay barlamaan cusub soo dhiseen

Wararka ayaa sheegaya dardarta Xaaf timid kadib marki Dhuusamareeb looga dhawaaqay in lagu dooran doono madaxweyne

Dhanka kle isla dhuusamareb waxaa isku caleema saaray sh shaakir hogaankii ahlusunna kaasi oo asna shgty in loo doortay Madaxweynaha galmudug

Gaalkacyo iyo cadaado ayaa waxaa kusugan Xaaf siyasiyiin taagersan kuwaas oo sheegay in maamul ka madax banaan dowlada ay ka dhisi doonaan Gaalkacyo

Maalinta beri ah ayaa la filayaa in Xaaf la hadlo warbaahinta waxaana sidoo kale la maleynayaa in Gaalkacyo ay tagaan dhamaan odayaasha iyo siyaasiyiinta iyadoo la filayo in cadaado loo guuro

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa Dhuusamareeb waxaa shirar jaraa,id ku qabtay qaarkamid ah saxiixayaasha Galmudug ee laga saaray liiska odayaasha waxayna sheegeen in boob iyo wax isdaba marin lagu saleeyay liiska cusub ee xildhibaanada Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here