Home WARARKA GALMUDUG Ciidamada dowlada oo is hortaag ku sameeyay odayaal ka soo baxay...

Ciidamada dowlada oo is hortaag ku sameeyay odayaal ka soo baxay Guriceel shirna la lahaa sh shaakir mxaa cusub?

0

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta is hortaag ku sameeyay odayaal dhaqameed ka soo baxay magaalada Guriceel ,kaasi oo doonayay in ay kulan la qaateen Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan.


Odayaashan ka soo jeeda Beesha Ceyr, ilaa iyo hada lama oga sababta rasmi ah ee loo diiday odayaasha in ay ka baxaan magaalada Guriceel ee gobolka galgaduud

Odoyaasha deganka oo qaarkood la hadlay warbaahinta Hobyomedia ayaa sheegay in talaabada ay ku kaceen dowlada ciidankeeda ay dhibaato hor leh u keynayso dadaalada loogu jiro in galmudug waan waan la kala dhax dhigo

Ciidamada ayaa odoyaasha u sheegay sida Hobyomedia ay Xog ku heshay in amar lagu siiyay in ciidanka aysan ogolan in gudaha ay u galaan odoyaashaashi

Dowlada fadaraalka Somalia aya taageersan hogaamiye qoor qoor oo dowlada ay u aqoonsan thy in uu yhy madaxweynaha galmudug blse sh shaakir aya asna dhankiisa logo doortay dhawaan madaxweynaha galmudug iyadoo wali madaxweyne xaaf uu xlkiisa uusan dhamaan

Sikastaba ha ahaate arintan aya wxy ku soo beegmaysaa xili wali dhuusamareeb ay wali ku wada sugan yihiin qoor qoor iyo sh shaakir halka xaaf i Sal dhig asna ka dhigty magaaalada gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here