Home WARARKA GALMUDUG Daawo sawirada:alshabaab oo soo bandhigay hub iyo gadiid dagaal oo dowlada ay...

Daawo sawirada:alshabaab oo soo bandhigay hub iyo gadiid dagaal oo dowlada ay ka qabsadeen

0

Xarakada Al-Shabaab ayaa faafisay qeybta labaad ee sawirrada dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee dhowaan ka dhacay saldhigga ciidanka dowladda ee deegaanka Ceelsaliini ee duleedka magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose.

Qeybtan waxaa lagu soo bandhigay gaadiid dagaal iyo saanado milleteri oo xoogaga Al Shabaab ay kusoo furteen dagaalkii Ceel-saliini.

Laba gaari oo ah nooca dagaalka ee Cabdi bilaha loo yaqaano oo ay ku xiranyihiin qoryaha dhashiikaha iyo hub kala duwan oo isugu jiray qoryaha fudud, rasaas iyo qalab kale ayaa ka mid ahaa waxyaabaha la soo bandhigay.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here