Qarax miino oo sababay dhaawac ayaa waxaa uu goordhow ka dhacay Bartamaha magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.
qaraxa ayaa waxaa uu kadhacay goob lagu cuno qaadka ama jaad, sida ay sheegayaan dadka goobjoogayaal ah.
labo qof ayaa la xaqiijiyay in ay qaraxaasi ku dhaawacmeen. mana jiraan xog intaasi ka dheer oo laga helay qaraxa.
Ciidamada galmudug ee dhuusamareeb ayaa wada baaritaan xoogan waxaana la fila in fah faahin buuxda ay siiyaan warbaahinta