Home WARARKA GALMUDUG Sh shaakir oo ku dhaqaaqay talaabo aan laga filanayn(akhriso)

Sh shaakir oo ku dhaqaaqay talaabo aan laga filanayn(akhriso)

0

Shiikh Maxamed Shaakir oo dhowaan Ahlu Sunna u dooratay Madaxweynaha Galmudug ayaa amray wasiiradii maamulkii hore ee Galmudug inay howlahooda si caadi ah u sii wataan inta laga magacaabayo wasiiradii bedeli lahaa.

Qoraal ka soo baxay xafiiska Sheekh Shaakir ayaa loogu baaqay dowlada federalka inaysan dhaqaalaha shacabka Galmudug aysan u adeegsan dano siyaasadeed oo iyada u gaar ah.

Hoos ka akhriso qoraalka Ahlu sunna

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here