Home WARARKA GALMUDUG Akhriso sh shakir oo dhuusamreb sii joogi doona iyo r. Kheyre iyo...

Akhriso sh shakir oo dhuusamreb sii joogi doona iyo r. Kheyre iyo shakir oo arin xasaasi ah isku afgartay

0

Ra‘iisul wasaaraha Somalia iyo sh shaakir oo qadka telefanka ku wada hadlay ayaa isla soo hadal qaaday arimaha galmudug waxaana kheyre uu sh shaakir kala hadlay arimo farabadan

Raysulwasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa Sh Shaakir u Balan qaaday in Golaha Wasiirada Galmudug ee la soo dhisi ďoono laga siinayo Laba Wasiir .
Sidoo kale Raysulwasaare Khayre ayaa Sh Shaakir ka Codsaday inuu joogo kana Qayb qaato Horumarinta Maamulka Galmudug waana uu aqbalay.

Ugu dambayn Sh Shaakir ayaa Warqada Hub wareejinta u kala dhiibay General Mascuud iyo Odayaasha Dhaqanka Beesha Cayr waxaana ku cadaa Warqada in Hubku yahay mid ay lahaayeen Dad Shaqsiyaad ah balse Hubkii Ahlusunna horay Dowlada loogu wareejiyey

Sh shaakir aya ogolaaday goaanka khyre kdib markii dowlada Somalia ay awood u adeegsatay urur dimeedkii Ahlusunna ee laga saaray dhuusamreb

Arinta xiisaha leh aya wxy thy in sh shaakir lagu soo dari doono golaha wasiirada galmudug iyo labada wasiir ee Ahlusunna la siin doono cida uu keensan doonoxog

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here