War goordhaw Ka soo bxy xafiiska madaxweynaha dowlad gobaleedka puntland aya lagu sheegay in madaxda puntland ay si dhaqsi ah uga baxaan magaaalada garoowe
Arintan aya timid kadib markii wasiiradii ka qayb galay shirkii wadatashiga puntland ay diideen qodobo ka mid ah qodobadii ka soo bxy shirka kaasi oo looga soo hojeday dowlada Somalia
