Home WARARKA GALMUDUG Xog Madaxweyne xaaf oo wali lagu qancin la’yahay ka qaybgalka caleema saarka...

Xog Madaxweyne xaaf oo wali lagu qancin la’yahay ka qaybgalka caleema saarka qoor qoor

0

madaxweynaha dowlad gobaleedka galmudug ahmed dhcale gelle xaaf aya wali lagu qancin la yhy ka qayb galka caleema saarka hogaamiyaha dowlada ay wadato mudane qoor qoor waxaana dowlada soomaliya oo kashanaysa Odoyaasha sacad ku guul daraysteen in xaaf laga dhaadiciyo in uu xilka ku warewjiyo qoor qoor

Cadaadisyo badan oo la saaray madaxweynha dastuuriga ah xaaf ayaa haatan xaalku waxa uu u egyhahay in lagu isku fahmi la yhy qabkiu xaaf looga dhaadhicin lahaa in xilka uu ku wareejiyo qoor qoor oo aan si sharci ahyn loogu doortay magaaalada dhuusamareeb

Qaar ka mida Odoyaasha dhaqanka galmudug gaar ahaan beelweynta sacad ayaa hobyomedia u sheegay in goaanka xaaf uu noqday mid la loodin wayay waxaana ay tilmaameen in xaaf ay aaminsan yihiin Odoyaasha qaarkood taasi oo keentay Odoyaasha qaarkood laba dhinac ay u kala jabeen

waxa Ay tilmameen in shirar badan oo lala qaatay xaaf la isku fahmi wayay waxaana Odoyaasha xaaf uu hoos dhigay qaabkii qalafsanayd ee loola dhaqmay iyo isku dayo badan oo dowlada soomaliya ay ka hor istaagtay xaaf xiligii galmudug la rabay isku la isku daro

Madaxweyne xaaf Aya ku doodaya in mudo xileedkii la doortay uusan wali u dhaman dowlada dhexena ay baal martay heshiisyadii ay wada galeen

Dowlada soomaliya ayaa isku dayday tan iyi markii qoor qoor la keenay in xaaf lagu qanciyo 20 milyan oo dollar inkastoo markii danbe lcgta loo gaaray xaaf ay kor u dhaaftay 30 milyan Dollar taa oo ilaa hda lagu qancin waayay madaxweyne xaaaf

Madaxweyne xaaf oo ah shaqsi ganscsade ah lcg farabadana hysta aya u arka lcgta dowlada dhexe ay la wareegayso in aysan ahyn xal keeni kara isku soo dhawasho lagu qanci karo

Sikasta ha ahaatee wali xal waara lagama gaarin siyaasada galmudug blse dowlada dhexe aya ku dadaalaysa sidi qoor qoor bulshada looga gadi laha inu yhy madaxweynaha sharciga ee galmudug blse waxay arinta dowlada u suurto galin kara madaxweyne xaaf haduu xilka ku wareejiyo hogaamiye qoor qoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here