Shactar Ganacsi sidayna Badeeco oo maanta gaaray Degmo Xeebeedka Hobyo ee Gobolka mudug.
Shactarkaan maanta soo gaaray Degmo Xeebeedka Hobyo waxaa uuna siday badeeco kala duwan iyo Macaawino loogu talo galay dadka Danyarta ee ku nool Hobyo waxaana hirgaliyay Shirkadda Baraarug.
Maamulka Degmada,mas,uuliyiin ka socotay Baraarug iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa soo dhaweeyay Shactarka.
Guddoomiye ku xigeenka Hobyo Maxamuud Maxamed Cawaale ayaa ku amaanay shirkadda Baraarug.
Bashiir oo ku hadlayay shirkadda Baraarug iyo Wasiirkii hore ee Dekadaha Galmudug Maxamed Adan qalabxoor ayaa dhankooda auaa sheegay inay sii wadayaan










