Home WARARKA GALMUDUG Qoor qoor oo gaalkacyo kulamo xasaasi ah ka bilaabay

Qoor qoor oo gaalkacyo kulamo xasaasi ah ka bilaabay

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Ahmed abdi kaariye Qoor-qoor oo Maalintii shalay soo gaarey Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka mudug ayaa filayaa in muddo Todobaad ah uu Gobolka mudug ku sugnan doono Islamarkaana uu Kulamo kala duwan la qaadan doona Maamulka Gobolka mudug iyo kan degmada Waxgaradka Iyo Qeybaha Kale Ee Bulshada Gobolka mudug

Kulmada ayaa diirada lagu saari doonaa Sidii markasta Bulshada Mudug ay garab istaab ugu sameyn laheyd Maamulka Galmudug iyo
Nabada Iyo Hormarinta Degaanka,

Madaxweynaha ayaa sidokale Bulshada Magaalada Gaalkcyo kala hadli doona sidii Qorshe loo dhan yahay Gaalkcyo loogu dhisi lahaa Gole Degaan ku yimaada Codka Bulshada Deegaanka,

Ahmed abdi kaariye Qoor-qoor Ayaa inta uu Gaalkcyo ku sugan yahay Kormeer ku tagi doona Xarumaha Dowladda Galmudug Ee Gaalkcyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here