Home WARARKA GALMUDUG Xog buxda dagalkii maanta gaalkacyo,ciidanka danab o xabsi ka dhax...

Xog buxda dagalkii maanta gaalkacyo,ciidanka danab o xabsi ka dhax samaystay ex xarunta madaxtooyada gaalkacyo

0

Dagaalkii gaalkacyo maanta ka qarxay aya ugu danbeyn istaagay waxaana dagaalkaasi uu u dhaxeeyay ciidanka danab ee dowlada fadaraalka Somalia iyo maleeshiyo beleedyo ka xanaqsan nin ay afdubteen ciidanka danab oo ku heeb ah maleeshiyada maanta dagaalka la gashay ciidanka danab

Dagaalka aya waxa uu ka dhacay xarunta madaxtooyadiiw hore ee galmudug oo ku taal duleedka magaalada gaalkacyo halkaasi oo fariisin u ah ciidanka danab

Dagaalkii maanta oo xoogana isla markana la isku adeegsanayay hubka nuucyadiisa kala duwan aya inta la xaqiijiyay ku geeriyooday ku dhawaad 5 ruux halka in badan 11 ruux ay ku dhawacmeen dagalkaasi waxana dadka dhawacmay ka mid ahaa dad shacab ah

Waa waan aya hada socota taasi oo xal loogu raadinayo dhibatadii maanta dhacday iyadoona wali maleshiyadka saaka weerarka la galay ay ku doodayan in saraakiisha danab ay raban in ay dhoofiyN ganacsadahaasi

maaxa sabab u ah in dagaalka uu dhaco maanta gaalkacyo

Ciidanka danab aya xirtay ganacsade lagu magacabo cabaas dhagnaas waxana uu ku edeysana inu shabab xirir la leeyay kadib maleshiyadka uu ku soo jeedo aya sameyay dadaal lagu soo daynayo kadib markii ay heleen xog ah in ciidanka danab ay doonayan in la puntland lagu warejinayo si baaaris kale loogu sameyo arintaasi aya keentay in maleshiyaadka oo wada hadal ku sii dayn wayay ay xeelad dagaal adeegsadan madama ciidanka danab ay qorshennayen in gaalkacyo laga kaxeyo shaqsiga edeysana

Dhacdooyin kale oo deganada gaalkacyo ka dhacay oo ciidanka danab ay sameyen

Deganka wargalo oo hoos taga gaalkacyo aya ciidanka danab waxay ka soo kaxaysteen dhawan shaqso kale oo wali ku xiran ciidanka danab waxana ay ku edeyeen la shaqynta alshabaab waxana soo qabashadiisa ay ahayd mid xiisad kale ka abuurtay gaalkacyo

Sidoo kale waxa xarunta ay dagan yihin ay ka samaynsten xabsi qarsoodi ah oo dadka ay ku ciqaaban taasi oo shacabka gaalkacyo ay argagax ka muujiyen madama xarun shacabka ay dhisten isla shacabkii lagu dhibataynayo

Tan iyo markii ciidanka danab ay xarumo ka samaynsten gaalkacyo waxa soo if Baxsyay cabashooyin kala duwan iyo in dhibato ay dhibato ka wadaan gaalkacyo taa oo keeni karta beelaha sacad ee gaalkacyo wada daga in ay isku jeestsan oo dagalaman madama dadka ay xir xiraanayan ay sii baten cidanka danab

Ciidanka danab aya ka mid ah cidanka toos uga amar qaata dowlada soomalia waxana dadka ay xirtaan la gey si qarsoodi ah muqdisho taa oo dhibaato kale ah madama maamullka galmudug aysN toos u hoos tagin ciidankasi

Sikasta ha ahaate hada jawiga gaalkacyo wuu dagan yahay waxaana laga war sugaya odoyaasha o hawushan xaliskeeda guda galay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here