Home WARARKA GALMUDUG Xog:- Hubkii laga reebay ahlusunna inte ku danbeyay gen.mascuud oo xog bixiyay...

Xog:- Hubkii laga reebay ahlusunna inte ku danbeyay gen.mascuud oo xog bixiyay …

0

wafdi balaaran uu hoggaaminayo Taliyaha Guutada 15-aad ee qaybta 21-aad general Mascuud Maxamed Warsame ayaa waxaa uu gaaray magaalada Caabud waaq ee gobolka Galgaduud, kadib markii uu mudo ka maqnaa gobolka Galgaduud.

Taliyaha ayaa waxaa uu Magaalada Caabud waaq uu tagay xalinta muran u dhexeeya ciidamo ka tirsan militariga Somalia ee ku sugan Magaaladaasi oo maalmahan khilaaf u dhexeeyay.

Generaal Mascuud ayaa waxaa uu wadaa dadaalo xoogan oo lagu hormarinayo ciidamada xoogga ee qeybta 21 ee soomaaliya ee ka howlgala gobolka Galgaduud.

Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa inuu booqdo xeryaha ciidamada militariga, isagoona dhiiri gelin u sameyn doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here