Home WARARKA GALMUDUG Xog Sarakil ethopian ah iyo qoor qoor oo arinta dakada ...

Xog Sarakil ethopian ah iyo qoor qoor oo arinta dakada hobyo ka wada hadlay

0

Waxaa soo if baxay kulan hoose oo dowlada galmudug ay la yeelatay saraakiil ka socday dowlada ethopia waxaana dowlada ethopia iyo qoor qoor ay ka wada hadleen heshiisyo farmaajo uu horay ula galay dowlada ethopia

saraakiisha ethopia aya qoor qoor hordhigay qorshaha dib loogu wareegayo dakada hobyo waxaana saraakiisha ethopia ay cadeeyeen in hirgalinta heshiska waqtigiisi la gaaray

Kulanka oo ahaa mid hoose ayaa sida la sheegay qoor qoor waxa uu ka codsaday ethopia in dib loo dhigo si loo xaliyo colaadyo gobalka mudug ka soo cusboonaday

Waxa sidoo kale uu madaxweyne qoor uu tilmaamay in hirgalinta mashruuca ethopia uu yahay mid horay loo wada galay isla markana ay diyaar u yihib in dakada hobyo lagu wareejiyo ethopia

dakada hobyo aya waxy ka mid thy dhawr meelood oo dowlada Somalia ay heshiis kula gashay in lagu wareejiyo ethopia waxana dhawan dowlada ethopia ay samsysay sanad ka hor ciidamada bada ethopia taa oo cadayn u ah heshiisyada lala galay dowlada ethopia

Ethopia oo aan la hayn bad aya abuurtay ciidamada bada oo maraakib loo diyaariyay waxana qorshahas uu qayb ka yhy qorshaha ethopia ay ku doonayso in dhawr degan xebeedyo oo Somalia ay kula wareegto si dakado ay iyagu maamulan halkas ay uga dhistan

Hadii dakad hobyo ethopia lo gacan galiyo waxay dhibaato ku tahay bulshda galmudug madama dhulkii dhaxalka u ahaa la iibsaday waxana dhibato amni iyo mid dhaqaalo ay kala kulmi karaan ciidamada ethopia madama xarardheere iyo degano kale ay shabab wali dgn yihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here