HM_xafiiska Muqdisho:- tan iyo markii ay soo baxeen warar sheegaya in hogaamiyaha galmudug uu xiriir dhaw la sameeyay xubo taagersan imaradka carabta isla markana Maamulkiisa ay ka soo dhax muuqdeen aya warar kala duwan waxa ay ka soo baxayaan warar la isla dhax marayo oo ku sabsan heshiisyo dhax maray galmudug madaxdooda iyo xuno matalaya dowlada imaradka carabta
Sida ay muujinayaan xubaha ka socda imaradka caabta oo ay do hoose gar waden uga yihin wasiiro ka tirsan maamulka galmudug aya madaxweynaha galmudug waxa ay ka wada hadleen arimo badan ay ka mid yihin tababaro la siinayo ciidamada galmudug ,arimaha deeq la gaarsiin doono dad ay sameeyen robabkii dhawan ka da,ay galmudug iyo la tacaalida xanuunka safmarka ah ee covid19
Xunaha ka socday aya qoor qoor u balan qaaday in taagero ka siin doonan arimo ay ka mid yihin in galmudug logo sameeyo ciidamo u gaar ah oo qalabaysan hadii lop baahdana ay bixin doonaan mushaaradka ciidankaasi
Xubnaha u dhaxeya qoor qoor iyo imaradka carabta aya ku qanciyay qoor qoor in arintan ay tahay fursad muhiim ah blse qoor qoor aya iclaamiyay kulan kale si arimo badan looga Wada hadlo
Maamulka Villa Somalia oo arintaaso kor kala socday aya la sheegaya in gudi hoose ay magacabeen kuwaasi oo kor kala soconaya arimaha galmudug iyo imaradka carabta waxana baaris hoose Villa somalia ay ka dhax wada arimahasi taasi oo shaki kale galisay xiriirkii qoor qoor iyo Villa somalia
Lama xaqiijin karo in dowlada dhexe ay wax badan ka ogtahay arintan blse dadka aya aminsan in qoor qoor goaan walba uu gaaro amarkiis inu ka imaado xilla Somalia madama meesha dowlada dhexe ay isagu keensatay