Home WARARKA GALMUDUG C/kiriin Guuleed Oo Kashifay Sirta Ku Jirta Go’aankii Guddig

C/kiriin Guuleed Oo Kashifay Sirta Ku Jirta Go’aankii Guddig

0

Madaxweynihii hore Ee Galmudug C/kiriin Xuseen Guuleed oo uhanqal taagaya Madatimada Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay Mowqifkiisa ku aadan Siyaasada iyo Marxalada Kala guurka dalka ku jiro haatan.Advertisement

Guuleed ayaa ka digay arimo ku hoos jira Go’aankii Muddo kordhinta loogu diray madaxtooyada Soomaaliya islamarkaana ay ka digayaan xaalado loo horseedayo dalka.

Gudoomiyaha Xisbiga Sahan C/kiriin Guuleed waxa uu sheegay inay muhiimadu tahay in doorashada Xilligii loogu ballamay ay ku qabsoonto.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here