Home WARARKA GALMUDUG Deg deg qarax xoogan oo Muqdisho goordhaw ka dhacay

Deg deg qarax xoogan oo Muqdisho goordhaw ka dhacay

0

War goordhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in Jugta Qarax xoogan laga maqlay Qeybo ka mid Ah Magaalada Muqdisho.

Abaare 4:30Pm ayaa qaraxa laga maqlay,waxaana dadka ay sheegeen in qaraxaasi ay wax badan iska weydiiyeen halka uu ka dhacay.

Qaraxa ayaa ka dhacay Xaafada Haanta dheer Ee Degmada Dayniile.

NAGA FILO WARARKII UGU DAMBEEYEY EE QARAXAAS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here