Home WARARKA GALMUDUG Sawiro:-Madaxweyne qoor qoor oo si cajib ah loogu soo dhaweyay xeerodhagaxley

Sawiro:-Madaxweyne qoor qoor oo si cajib ah loogu soo dhaweyay xeerodhagaxley

0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi uu hoggaaminay ayaa gaaray degaanka Xeerodhagaxley ee Gobolka Mudug.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa safar dhinaca dhulka ah uga bixi doono degano kale ,waxaana safarkiisa qeyb ka ah Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo dowlad Goboleedka Galmudug.

Degaanka Xeerodhagaxley ayaa waxaa ki soo dhaweyay odoyaal iyo waxgarad waxaana soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ,ka qayb galay bulshada deganka iyada oo amniga siwyen loo adkeeyay.

Madaweynaha galmudug ayaa la filayaa in uu kulamo kala duwan la qaato markii uu halkaas tago Maamulka Degaanka Xeerodhagaxley iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here