durbo waxaa soo baxay warar sheegaya in madaxweynaha maamulka galmudug uu ka baaqday safar horay loo qorsheyay kaa ion uu madaxweynaha uu ku tagi lahaa magaalada hobyo
Warar ay heshay Hobyomedia aya shegaya in ay suurto gal tahay in madaxweynaha uu ka baaqdo safarkaasi sababo amni dari awgeed waxaana ilaaalada qoor qoor qayb ka mida ay gaaren degano kale halkaas io la filayo inu gaaro qoor qoor
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Maamulka Galmudug Burhaan Ismaaciil Xersi ayaa kormeer dhinaca amniga ah ku tagay degaanka dhabad ee gobalka galgaduud oo dhawaan la filayo inay gaaraan madaxda Galmudug.
Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale kormeeray goobo ay ka mid yihiin saldhiga Booliska dhabad iyo xaruumaha loogu talo jiro in la dajiyo madaxda Maamulka Galmudug.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa la filaya in maalmaha soo socda oo tago degaanka Dhabad ee Gobolka Galgaduud.