Home WARARKA GALMUDUG Xog+sawiro c/qaybdid oo fiqi ku garab siinaya soo wareejinta hubka beesha sacad

Xog+sawiro c/qaybdid oo fiqi ku garab siinaya soo wareejinta hubka beesha sacad

0

SUTaliye Ku Xigeenka Boliska Somaliyeed Gen, kaiif Iyo Sonatar Abdi qeybdiid ayaa Degaanka Wargalo Ee Gobolka mudug boqasho ku tagay , Wax ayna Halkaa kulan kula qaadeen Waxgaradka Degaanka WargaloAdvertisement

Mas’uuliyiintaan ayaa Waxgaradka Deegaanka kala Hadley sidii Degaankaa Bulshada ku sugan ay uga qeyb qadan lahaayeen Nabad iyo Hormarina Gobolka mudug.

Waxaa muddooyinkii dambe socday dedaalo hubka looga dhigayo Maleeshiyaadka Deegaanada Gobollada Mudug iyo Gal gaduud si gacan bir ah amniga loogu qabto.

Qorshahaan waxaa abaabulay Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi iyadoo laga baaqsanayo Dagaal beeleedyada kusoo laab laabtay deegaanada Galmudug.Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here