Home WARARKA GALMUDUG Aqri:-Madaxweyne waare oo la hordhigay xilka qadis ama inuu aqbalo baaqi farmajo

Aqri:-Madaxweyne waare oo la hordhigay xilka qadis ama inuu aqbalo baaqi farmajo

0

Guddoomiye Cusmaan Barre ayaa kaga digay madaxweynaha Hirshabeelle inuu la safto madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka gar ahaan Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Madoobe,islamarkaana uu aqbalo baaqa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo,islamarkaana uu yimaado magaalada Muqdisho.

Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa sheegay in Lafta gareen,madaxweynaha K/galbeed iyo Qoor Qoor,Galmudug ay diyaar u yihiin iney shirkaas ka qeyb galaan,islamarkaana wax shaki oo ku aadan iney qaadacaan shirka aan laga qabin.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cusmaab Barre ayaa uga digay madaxweyne Waare inaan cod laga duubin sida hadda ka hor ku dhacday guddoomiyaha iyo madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble,kaas oo lagu xumanayo madaxda Dowladda Federaalka.Advertisement

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu baaqday madaxda mamaul goboleedyada dalka iney yimaadaan magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan shirka golaha amniga Qaranka,kaas oo la filayo inuu qabsoomo 5-8-bishan Luulyo 2020.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here