Home WARARKA GALMUDUG Deg deg R.Kheyre oo Muqdisho ku soo wajahan,mxa ka jira in farmaajo…

Deg deg R.Kheyre oo Muqdisho ku soo wajahan,mxa ka jira in farmaajo…

0

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaarihii dalka oo baarlamaanka Soomaaliya uu sheegay  uu kalsoonida kala laabtay ayaa goordhow kusoo ambaxay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Kheyre ayaa waxaa ku wehliya Safarkiisa tiro Xildhibaano iyo Wasiir ka tirsanaa xukuumaddiisa.

Waxaa lagu waddaa in uu ka hadlo go’aankiisa ku aadan kalsooni kala noqoshadda baarlamaanka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here