Home WARARKA GALMUDUG Mooshin xilka looga qadayo gudoomiyaha barlamanka galmudug oo la diyaariyay

Mooshin xilka looga qadayo gudoomiyaha barlamanka galmudug oo la diyaariyay

0

Wararka hobyomedia ay ka helayso dhuusamareeb ayaa kusoo waramaysa in la saxiixay Mooshin xilka looga xayuubinayo guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Tiro xildhibaano ah aya hor kacaya mooshinkan xilka looga qaadayo gudoomiyaha barlamaanka galmudug waxaana la qorsheynaya in xilka xayoobinta ay noqon doonto mid xiiso gar ah leh

Xildhibano barlamanka galmudug ka tirsan ayaa hobyomedia u xaqiijiyay in xildhibaano farabadan ay mooshinkan ay gadaal ka rixayaan waxaana ay shegen in mooshinkan mudo kooban si qarsoodi ah xildhinaano gaar ah ay hoosta ka wadeen

lama oga waxa arintan xiligan lagu soo beegay blse baaris hobyomedia ay samaysay ayan ku ogaanay in mushaaradka barlamannka galmudug la musuq maasuqay taasi oo keentay caro xoogan madama xildhibaanada ay qaar kood si hoose hobyomedia ay ugu shegen in mudo ku dhaw 2 bil iyo bar aan mushaar barlamanka galmudug aysn qadan

La soco xilka xayuubinta lala maagan yahay guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug dr Gacal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here