Home WARARKA GALMUDUG Xog Shir Aan Aheyn Midka Madaxda Oo Ka Dhacay Dhuuso mareeb

Xog Shir Aan Aheyn Midka Madaxda Oo Ka Dhacay Dhuuso mareeb

0

Isutaga Ururada Bulshadda Rayidka ah ee Soomaaliya oo Saxaafadda kula hadlay Magaaladda Dhusomareeb ayaa ka dalbaday Madaxda ku shirsan Dhusomareeb in go’aan ay ku qancaan Bulshadda Somaliyeed ay kasoo saaraan shirkooda.Advertisement

Afhayeenka Ururada Bulshada Rayidka ayaa Cismaan Muxuyidiin Shaatax ayaa ugu baaqay Hogaamiyaasha ku kulansan Dhusomareeb in Danta guud ee shacabka ay diiradda saaraan.Waa kulankoodii labaad ay yeeshaan isbuuc gudihiis,maalmo ka hor waxay la kulmeen Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed Madaxweyne Farmaajo.Dood adag ayaa ka dhalatay Nuuca Doorashada Soomaaliya Ee Ka dhaceysa 2020/2021 taas oo dad badan ay isha ku hayaan waxa dhici doona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here