Home WARARKA GALMUDUG Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Guddi Magacaabay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Guddi Magacaabay

0

HM_Dhusamareeb:-Guddoomiyaha Barlamaaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa Magacaabay Guddi ka Shaqeeynaya in ay Diyaariyaan Xafladda kala Fadhiga labaad ee Baarlamaanka Galmudug.

Guddiga oo ka kooban Shan Xubnood ayaa waxaa laga soo xulay Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug,waxaana ay diyaarinayaan habka ay u dhaceyso munaasabadda furitaanka kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka Galmudug oo dhaceysa Isniinta iyo diyaarinta martida lagu casuumayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here